Prof. Saciid Ciise: “Siyaasad xumada uu dalkeenu ka bixi la’ yahay waxaa u sabab ah..”

Xalka maangaabku waa maalmo waana halista wakhtiga fog. Kuwii curiyey iyo kuwii taageeray formulada 4.5 waxey horseedeen siyaasad xumada uu maanta dalkeenu ka bixi la’ yahay. Ilaa iyo hadda kuwii fuliyey fikirkaas shisheeyuhu soo curiyeen weli kama aysan toobad keenin oo weli iyagaa isla jid leh, kuwaasoo ay rajadoodu tahay iney amaan ku mutaan iyo … Continue reading Prof. Saciid Ciise: “Siyaasad xumada uu dalkeenu ka bixi la’ yahay waxaa u sabab ah..”